- January 5, 2023
- Posted by: Abdiaziz Gurbiye
- Categories: Banaadir, Kulamada, Wararka
No Comments
Muqdisho 05 January 2024; Golaha wasiirada Xukuumadda FS oo uu shir guddoominayey RW Xamse Cabdi Barre ayaa maanta ansixiyey hindise sharciyeedka aqoonsiga iyo diiwaangalinta Dadweynaha oo ay gudbisay Wasaaradda Arrimaha gudaha.
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ayaa gudbisay hindise sharciyeedkaan muhiimka uh aqoonsiga dadweynaha.
Hindise sharcoyeedkaan ayaa golaha xukuumaddu u gudbinayaan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya si ay uga gutaan waajibaadka dastuuriga ah.