Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Mud. Axmed Macallim Fiqi iyo wafdigiisa ayaa kulan gaar ah la yeeshay afhayeenka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Pakistan.

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS mudane Axmed Macallim Fiqi iyo Mud. Raja Pervez Ashraf ayaa ka wada hadlay xiriirka iyo guud ahaan danaha labada dal.