- October 26, 2022
- Posted by: Abdiaziz Gurbiye
- Categories: Banaadir, Wararka
No Comments
Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta XFS ayaa Muqdisho kusoo dhoweeyey Madaxda Maamul Goboleedyada
Wasiirka Arrimaha Gudaha Mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa kusoo dhoweeyey caasimadda Muqdisho madxda dowlad goboleedyada si ay uga qeyb galaan shirka madasha wadashiga qaran.
Wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta ayaa si weyn ugu diyaargarowday soo dhoweynta dhammaan madaxda maamul goboleedyada iyo wufuudooda oo lagu wado in ay soo gaaraan caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.