{"id":33166,"date":"2025-03-20T11:12:52","date_gmt":"2025-03-20T11:12:52","guid":{"rendered":"https:\/\/moifar.gov.so\/?p=33166"},"modified":"2025-03-21T13:59:56","modified_gmt":"2025-03-21T13:59:56","slug":"wasiir-cali-xoosh-oo-guddoomiyay-kulanka-fulin-qorshaha-isbadalka-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/moifar.gov.so\/2025\/03\/20\/wasiir-cali-xoosh-oo-guddoomiyay-kulanka-fulin-qorshaha-isbadalka-qaranka\/","title":{"rendered":"Wasiir Xoosh Oo Guddoomiyay Kulanka Fulinta QIQ Ee Wasaaradda"},"content":{"rendered":"

 <\/p>\n

Muqdisho 20 Mar 2025;<\/strong> Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh)<\/strong> oo uu wehliyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Mudane Cabdixakiin Ashkir<\/strong> ayaa Guddoomiyay Kulanka fulinta Qorshaha iyo Ballanqaadyada Wasaarada ee 2025-ka<\/p>\n

Agaasimayaasha waaxyaha iyo la-taliyaasha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta JFS ayaa soo bandhigay qaabka fulineed ee qorshaha waaxyaha kala duwan.<\/p>\n

Wasiirka Arrimaha Gudaha mudane Cali Xoosh oo kulanka ka hadlay ayaa faray dardargalinta shaqooyinka ee loo asteeyay waaxyaha Wasaaradda iyo isaga oo adkeeyey daadejinta howlaha, daahfurnaanta iyo isla\u00a0xisaabtanka.<\/p>\n