{"id":32661,"date":"2025-02-02T17:52:28","date_gmt":"2025-02-02T17:52:28","guid":{"rendered":"https:\/\/moifar.gov.so\/?p=32661"},"modified":"2025-02-03T07:17:52","modified_gmt":"2025-02-03T07:17:52","slug":"wasiir-cali-xoosh-oo-kulan-la-qaatay-danjiraha-falastiin-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/moifar.gov.so\/2025\/02\/02\/wasiir-cali-xoosh-oo-kulan-la-qaatay-danjiraha-falastiin-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Wasiir Cali Xoosh Oo Kulan La Qaatay Danjiraha Falastiin Ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"

\"\"<\/p>\n

Muqdisho 02 Feb 2025;<\/strong> Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh)<\/strong> ayaa kulan la qaatay safiirka Falastiin ee Soomaaliya Mudane Ruwayd Caadil Maxamed<\/strong>.<\/p>\n

Inta uu kulanku socday waxaa laga hadlay dareenka walaalnimo ee soo jireenka ah, sida shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed u garab taagan tihiin qadiyadda iyo xuquuqda taariikhiga ah ee reer Falastiin iyo sidoo kale in la adkeeyo iskaashiga iyo wadajirka\u00a0labada\u00a0dal.<\/p>\n