{"id":32337,"date":"2025-01-21T14:32:53","date_gmt":"2025-01-21T14:32:53","guid":{"rendered":"https:\/\/moifar.gov.so\/?p=32337"},"modified":"2025-01-22T06:18:46","modified_gmt":"2025-01-22T06:18:46","slug":"32337","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/moifar.gov.so\/2025\/01\/21\/32337\/","title":{"rendered":"Wasiir Cali Xoosh Oo Safa Shaqo Ku Tagay Jowhar"},"content":{"rendered":"\t\t
\n\t\t\t\t\t\t
\n\t\t\t\t\t\t
\n\t\t\t\t\t
\n\t\t\t
\n\t\t\t\t\t\t
\n\t\t\t\t
\n\t\t\t\t\t\t\t\t\t

\"\"<\/p>\n

\u00a0<\/p>\n

Jowhar 21 Jan 2025;<\/strong> Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh)<\/strong> ayaa safar shaqo ku gaaray xarunta Hiirshabeelle ee Jowhar.<\/p>\n

\u00a0<\/p>\n

Wasiirka Arrimaha Gudaha Hiirshabeelle Mudane Cabdi Daahir Guurre<\/strong>, Duqa Jowhar Mudane Cismaan Beerreey<\/strong>, odayaasha dhaqanka, haweenka iyo dhalinyarada ayaa Wasiir Xoosh kusoo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha.<\/p>\n

\u00a0<\/p>\n

Wasiir Xoosh ayaa inta uu joogo halkaasi waxaa uu kulamo la yeelan doonaa hoggaanka iyo qeybaha bulshada ee Hiirshabeelle.<\/p>\n

\u00a0<\/p>\n