{"id":29732,"date":"2024-10-11T01:18:53","date_gmt":"2024-10-11T01:18:53","guid":{"rendered":"https:\/\/moifar.gov.so\/?p=29732"},"modified":"2024-10-12T06:36:12","modified_gmt":"2024-10-12T06:36:12","slug":"wasiir-saadaad-oo-ka-qaybgalay-abaalmarinta-bahda-caafimadka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/moifar.gov.so\/2024\/10\/11\/wasiir-saadaad-oo-ka-qaybgalay-abaalmarinta-bahda-caafimadka\/","title":{"rendered":"Wasiir Saadaad Oo Ka Qaybgalay Abaalmarinta Bahda Caafimadka"},"content":{"rendered":"\t\t
<\/p>\n
\u00a0<\/p>\n
Muqdisho 11 Oct 2024;<\/strong> Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dub-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Saadaad Caliyow<\/strong> ayaa ka qaybgalay Munaasabadda Sanadlaha ee Abaalmarinta Bahda Caafimaadka( SHA) oo lagu abaalmariyo Dhaqaatiirta iyo Xarumaha Caafimaad ee adeegga u haya Bulshada Soomaaliyeed.<\/p>\n \u00a0<\/p>\n Wasiir Saadaad ayaa bogaadiyay qabanqaabiyaasha Munaasabadda, isagoo u mahadceliyay dhaqaatiirta la abaalmariyay.<\/p>\n \u00a0<\/p>\n Munaasabadda ayaa waxaa kaloo kasoo qaybgalay Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Xildhibaanno ka tirsan Labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.<\/p>\n \u00a0<\/p>\n<\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>
<\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>
<\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>
<\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>
<\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>
<\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>
<\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>