{"id":29705,"date":"2024-10-10T10:22:32","date_gmt":"2024-10-10T10:22:32","guid":{"rendered":"https:\/\/moifar.gov.so\/?p=29705"},"modified":"2024-10-10T14:46:12","modified_gmt":"2024-10-10T14:46:12","slug":"wasiir-cali-xoosh-oo-qaabilay-wafdi-sare-oo-ka-socdo-qm","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/moifar.gov.so\/2024\/10\/10\/wasiir-cali-xoosh-oo-qaabilay-wafdi-sare-oo-ka-socdo-qm\/","title":{"rendered":"Wasiir Cali Xoosh Oo Qaabilay Wafdi Sare Oo Ka Socdo QM"},"content":{"rendered":"\t\t
\n\t\t\t\t\t\t
\n\t\t\t\t\t\t
\n\t\t\t\t\t
\n\t\t\t
\n\t\t\t\t\t\t
\n\t\t\t\t
\n\t\t\t\t\t\t\t\t\t

\"\"<\/p>\n

\u00a0<\/p>\n

Muqdisho 10 Oct 2024;<\/strong> Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh)<\/strong> oo ay wehliyaan Wasiiru Dowlaha Xildhibaan Saadaad Caliyow<\/strong> iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Mudane Cabdixakiin Ashkir<\/strong> ayaa kulan la qaatay Wafdi sare oo ka socday Qaramada Midoobay oo ay hoggaaminayso Marina Walter<\/strong> oo ah Ku-xigeenka Agaasimaha ee Dawladaha Carabta (RBAS) ee Hay\u2019adda UNDP.<\/p>\n

\u00a0<\/p>\n

Kulanka uu sidoo kale goobjoog ka ahaa wakiilka UNDP ee Soomaaliya Mr Lionel Laurens<\/strong> ayaa looga hadlay arrimaha la xiriira geeddi socodka Soomaaliya ee Dowlad dhiska, arrimaha Xasilinta, Dib-u-heshiisiinta, Federaalaynta iyo arrimaha horumarinta.<\/p>\n

\u00a0<\/p>\n