{"id":29686,"date":"2024-10-09T12:27:32","date_gmt":"2024-10-09T12:27:32","guid":{"rendered":"https:\/\/moifar.gov.so\/?p=29686"},"modified":"2024-10-13T11:12:39","modified_gmt":"2024-10-13T11:12:39","slug":"qaangaarinimada-iyo-nugaylka-degmooyinka-ee-xasilinta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/moifar.gov.so\/2024\/10\/09\/qaangaarinimada-iyo-nugaylka-degmooyinka-ee-xasilinta\/","title":{"rendered":"Qaangaarinimada Iyo Nugaylka Degmooyinka Ee Xasilinta"},"content":{"rendered":"\t\t
\n\t\t\t\t\t\t
\n\t\t\t\t\t\t
\n\t\t\t\t\t
\n\t\t\t
\n\t\t\t\t\t\t
\n\t\t\t\t
\n\t\t\t\t\t\t\t\t\t

\"\"<\/p>\n

\u00a0<\/p>\n

Muqdisho 09 Oct 2024;<\/strong> Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS ayaa qabatay kulan lagu soo bandhigay nuglaanta iyo qaangaarnimada Degmooyinka iyo deegaannada laga samaynaayo Arrimah Xasilinta.<\/p>\n

\u00a0<\/p>\n

Kulanka uu guddoomiyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cayduruus Macallin<\/strong> ayaa waxaa kasoo qaybgalay Wasaaradaha Heer Federaal oo ay shaqadoodu la xiriirto Arrimaha Xasilinta, Wasaaradaha Arrimaha Gudaha ee Dowlad Goboleedyada Iyo Saaxibada caalamiga ah ee Soomaliya ka teegara dhanka Xasilinta.<\/p>\n

\u00a0<\/p>\n