{"id":13799,"date":"2023-05-09T19:33:10","date_gmt":"2023-05-09T19:33:10","guid":{"rendered":"https:\/\/moifar.gov.so\/?p=13799"},"modified":"2023-05-10T08:35:09","modified_gmt":"2023-05-10T08:35:09","slug":"mudane-axmed-macallim-fiqi-ayaa-maanta-xafiiskiisa-ku-qaabilay-stephen-harley-oo-ka-tirsan-safaaradda-ingiriiska","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/moifar.gov.so\/2023\/05\/09\/mudane-axmed-macallim-fiqi-ayaa-maanta-xafiiskiisa-ku-qaabilay-stephen-harley-oo-ka-tirsan-safaaradda-ingiriiska\/","title":{"rendered":"Mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Stephen Harley oo ka tirsan Safaaradda Ingiriiska"},"content":{"rendered":"\t\t
\n\t\t\t\t\t\t
\n\t\t\t\t\t\t
\n\t\t\t\t\t
\n\t\t\t
\n\t\t\t\t\t\t
\n\t\t\t\t
\n\t\t\t\t\t\t\t\t\t
\n
\"\"<\/div>\n
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi<\/span><\/a> ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Stephen Harley oo ka tirsan Safaaradda Ingiriiska gaar ahaan hindisaha dib usookabashada degdegga ah.<\/div>\n
\u00a0<\/div>\n<\/div>\n
\n
Kulanka oo booqasho sharafeed ahaa ayaa inta uu socday waxaa looga hadlay istaraatiijiyadda isgaarsiinta ee Xasillinta, sookabashada degdegga ah, xoojinta wadashaqeynta dhow ee labada dhinac iyo arrimo kale.<\/div>\n<\/div>\n
\n