{"id":8024,"date":"2022-12-18T05:19:44","date_gmt":"2022-12-18T05:19:44","guid":{"rendered":"https:\/\/moifar.gov.so\/web_tst\/?page_id=8024"},"modified":"2023-01-16T08:50:21","modified_gmt":"2023-01-16T08:50:21","slug":"waaxda-diiwangilinta-madaniga","status":"publish","type":"page","link":"https:\/\/moifar.gov.so\/waaxda-diiwangilinta-madaniga\/","title":{"rendered":"Waaxda Diiwangilinta Madaniga"},"content":{"rendered":"\t\t
Shaqada Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta waxaa ka mid ah diiwaangelinta madaniga, taasina waxaa siinaya sharciyada dalka oo ay ka mid yihiin sharciga\u00a0no. 14 of 1962<\/strong> ee (Ordainment Governo), sharci no. 19 ee 1963<\/strong> ee dhismaha dowladaha hoose, iyo sharciyada kacaanka ee sharci No. 6 ee 1980<\/strong> ee golaha deegaanka, sharci No. 30 ee 1984<\/strong> ee dib u habeynta wasaaradda arrimaha gudaha, iyo Digreetada No. 14<\/strong> ee 15 March 1985, ee qaab dhismeedka Wasaaradda Arrimaha Gudaha qodobka 5\/8 iyo sharciga federaalka ah ee hadda lagu dhaqmo sharci No. 116 of 2013<\/strong> ee maamulka gobollada iyo degmooyinka.<\/p>\n \u00a0<\/p>\n Wasaaradda waxaa ay mas\u2019uuliyad gaar ka saaran tahay dib u soo celinta diiwaangelinta madaniga iyo tirakoobidda sida uu qabo nidaamkan federaalka ah.<\/p>\n \u00a0<\/p>\n Dhismaha waaxdan diiwaangelinta madaniga waxaa ay qeyb ka tahay sida wasaaradda ay uga go\u2019antahay dardargelinta howlahaasi, iyo sida ay ugu aragto in arrintan ay muhiim u tahay adeegga dadka, ilaalinta xuquuqul isnaanka, kala dambeyn bulsho, iyo sahlidda in ay dowladda ay dejiso qorhsheyaal iyo ka bixitaanka dowlad la\u2019aanta.<\/p>\n \u00a0<\/p>\n Waaxdan waxaa ay qabatay howlo badan oo ay ka mid yihiin meelmarinta golaha wasiirrada ee siyaasadda qaran ee diiwaangelinta dadwweynaha, 05\/08\/2021, qoriska xeerka diiwaangelinta madaniga ah. qorista howlaha waaxda diiwaangelinta madaniga ah, qorshaha qaran ee dowlad la\u2019aanta ee 2021-2024 iyo sameynta xogta asteynta dadka u nugul dowlad la\u2019aanta.<\/p>\n\t\t\t\t\t\t\t\t<\/div>\n\t\t\t\t<\/div>\n\t\t\t\t Ujeedooyinka Waaxda Diiwaangelinta Madaniga waxaa ka mid ah:<\/strong><\/p>\n Diiwaangelinta iyo bixinta shahaadooyinka arrimaha dhalashada, geeriga, guurka, furriinta iyo howlaha la midka ah, hirgelinta adeeg baahsan, oo ay u maamulaan dowladaha hoose, adeeg la heli karo, oo gaara dadka jooga dalka oo dhan iyo saldhig xog uruurin qaran, oo lagu keydiyo xogta iyo soo bandhigga xogta tirakoob sax ah.<\/p>\n \u00a0<\/p>\n Shaqada Waaxda:<\/strong><\/p>\n Waaxdan waxaa ay mas\u2019uul ka tahay diiwaangelinta madaniga ah iyada oo la raacayo sharciga diiwangelinta madaniga ah, xeerka madaniga iyo xeerarka kale ee ku shaqada leh.<\/p>\n 1.<\/strong> Abuurista xiriir adag oo la xiriira diiwaangelinta madaniga, xogta caafimaadka, tirakoobka xaaladaha dalka, iyo xog isdhaafsiga hey\u2019adaha dowladda.<\/p>\n 2.<\/strong> Dhiirigelinta dowlad wanaagga, ilaalinta xuquuqul insaanka iyo baahinta adeegyo dadweyne.<\/p>\n 3.<\/strong> Diiwaangelinta dhalashada, dhimashada, guurka, furriinka, dhimashada ilmaha iyo soo korsashada.<\/p>\n 4.<\/strong> Horumarinta nidaamka diiwaangelinta madaniga ah oo la socon kara Sustainable Development Goals.<\/p>\n 5.<\/strong> Hubinta in diiwaangelinta madaniga ay la jaanqaadeyso qorshaha dowladda.<\/p>\n 6.<\/strong> Hubinta iyo xaqiijinta xogta diiwaangelinta.<\/p>\n 7.<\/strong> Soo saarista shahaadooyinta ama koobi marka la codsado.<\/p>\n\t\t\t\t\t\t\t\t<\/div>\n\t\t\t\t<\/div>\n\t\t\t\t\t<\/div>\n\t\t<\/div>\n\t\t\t\t\t<\/div>\n\t\t<\/section>\n\t\t\t\t<\/div>\n\t\t","protected":false},"excerpt":{"rendered":" Waaxda Diiwangilinta Madaniga Shaqada Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta waxaa ka mid ah diiwaangelinta madaniga, taasina waxaa siinaya sharciyada dalka oo ay ka mid yihiin sharciga\u00a0no. 14 of 1962 ee (Ordainment Governo), sharci no. 19 ee 1963 ee dhismaha dowladaha hoose, iyo sharciyada kacaanka ee sharci No. 6 ee 1980 ee golaha<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"parent":0,"menu_order":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","template":"","meta":{"footnotes":""},"class_list":["post-8024","page","type-page","status-publish","hentry"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/moifar.gov.so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/8024","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/moifar.gov.so\/wp-json\/wp\/v2\/pages"}],"about":[{"href":"https:\/\/moifar.gov.so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/page"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/moifar.gov.so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/moifar.gov.so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8024"}],"version-history":[{"count":10,"href":"https:\/\/moifar.gov.so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/8024\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11782,"href":"https:\/\/moifar.gov.so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/8024\/revisions\/11782"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/moifar.gov.so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8024"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}