Foomka Diiwaanka NGO's Yada Maxaliga ah
Urur(NGO’s) waa koox ka kooban laba qof iyo wixii ka badan lehna sifo joogta ah laguna abaabulay heer qaran ama heer caalami ah.
Haddaba Dhammaan hay’adaha aan dowliga ahayn waa in ay iska diiwaan geliyaan Wasaaradda Arrimaha Gudaha sida ku cad qodobka NO: 54 ee sharciga madaniga ah ee Soomaaliya No: 37 soona bxay 2/6/1973.
Si aad u codsato diiwaangelinta NGO maxalli ah fadlan buuxi foomkan hoose: