- January 5, 2023
- Posted by: Abdiaziz Gurbiye
- Categories: Banaadir, Wararka
No Comments
Golaha wasiirada Xukuumadda FS oo uu shir guddoominayey RW Xamse ayaa maanta ansixiyey hindise sharciyeedka aqoonsiga iyo diiwaangalinta Dadweynaha oo ay gudbisay Wasaaradda Arrimaha gudaha.
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ayaa gudbisay hindise sharciyeedkan muhiimka uh aqoonsiga dadweynaha.
Hindise sharcoyeedkan ayaa golaha xukuumaddu u gudbinayaan Barlamaanka Federaalka Soomaaliya si ay uga gutaan waajibaadka dastuuriga ah.