Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Ahmed Moallim Fiqi oo ay wehlinaayaan Wasiiru dowlaha Wasaaradda Mud. Ilyas Ali Hassan iyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda ayaa Maanta kulan la qaatay wafdi uu Hogaaminayo madaxa NIS Foundation Soomaaliya, Mudane Kassim Gabowduale.
Kulanka waxaa looga hadlay Barnaamijyada Xasilinta iyo Dib-uheshiisiinta ee Hay’ada NIS Foundation ka Fuliso Soomaaliya.