![](https://moifar.gov.so/en/wp-content/uploads/2022/08/1.jpg)
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa kulan la qaatay wafdi uu Hogaaminayey Madaxa Howlgalka Soomaaliya ee Hay’adda Socdaalka Aduunka (IOM) Mr. Frantz Celestin.
Kulanka waxa ka qeybgalay Wasiiru dowlaha Wasaaradda Mudane Ilyas Ali Hassan iyo Agaasimaha guud Mudane Saed Abdullahi Alasow ee Wasaaradda, Kulanka ayaa inta uu socday waxaa looga hadlay Arrimaha Xasilinta iyo Dib u heshisiinta.