- November 9, 2025
- Posted by: Abdiladiif Ali
- Categories: Galmudug, Koonfur Galbeed, Kulamada, War Saxaafadeed
No Comments

Muqdisho 09Nov 2025; Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS waxay baaq nabadeed ka direysaa Colaadaha, Dilalka iyo Beegsiga ka baxsan Diinta Islaamka iyo Dhaqanka Soomaaliyeed ee ka dhacaya qeybo ka mid ah dalka.

