Agaasimaha Guud Oo kulan la qaatay hoggaanka Ururrada Bulshada Raydka ah

Muqdisho 02 Jan 2026; Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS mudane Cabdulqaadir Cilmi Cali (Cabdul)  ayaa la kulmay guddiga midowga Nootaayooyinka.

Kulankan ayaa xoogga lagu saaray iskaashiga iyo wadashaqeynta xogaha la xiriira Diiwaangelinta hey’adaha aan dowliga aheyn(NGO’s-ka).