- May 1, 2025
- Posted by: Abdiladiif Ali
- Categories: Banaadir, Kulamada, Wararka
No Comments

Muqdisho 01 May 2025; Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa kaqeybgalay munaasabad ballaaran uu xilka kula wareegayey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga XFS mudane Axmed Macallin Fiqi.
Munaasabadda oo ay goobjoog ka ahaayeen mas’uuliyiin leh heerarka kala duwan ee dowladda ayaa Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka XFS mudane Saalax Axmed Jaamac wuxuu xilka u kula wareejiyay Wasiirkii hore Wasaaraddda Mudane Jibriil Cabdirashiid iyo wasiirka cusub Wasaaradda mudane Axmed Macallin Fiqi.