Kulanka Farsamo Ee Xasilinta

Muqdisho 05 Mar 2025; Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Caydaruus Macallin Xasan ayaa guddoomiyey kulankii guddiga isku dhafka wasaaradaha ee xasilinta iyo soo kabashada.

Kulanka waxaa lagu lafaguray dedaallada xasilinta iyo soo kabashada deegaanada khawaarijta laga xoreeyey, iyada oo la iska waraystay saamaynta uu ku yeeshay programaka USIAD hakintiisaas dadaalada xasilinta iyo soo kabashada.

Kulanka waxaa qeyb ka ahaa Xaaafiiska Raiisul Wasaaraha iyo wasaaradaha bahwadaagta ku ah dadaalada xasilinta.