- February 6, 2025
- Posted by: Abdiladiif Ali
- Categories: Banaadir, Kulamada, Wararka
No Comments

Muqdisho 06 Feb 2025; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa kulan la qaatay Safiirka Boqortooyada Sacuudiga u fadhiya Soomaaliya Danjire Ahmed Bin Mohamed Al-Muwallad.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray iskaashiga labada dhinac, geeddi socodka Dowlad Dhiska Soomaaliya iyo arrimaha gargaarka.