Muqdisho 13 Jun 2024; Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS ayaa bogaadisay dedaallada wadajirka ee ah nabadaynta deegaanka leendheer oo ay ka dhacday deegaal beeleedyo. Hoos ka akhriso baaqa Wasaaradda;