Madax heer sare ah oo ka socota Dowlada Federaalka Soomaliya oo ay hogaamineyso Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisinta ayaa booqday deegaanada Sabiid iyo Caanoole ee dhawaan laga xureeyay kooxda Argagixisada ah ee Shabaab. Ujeedada booqashada wafdiga ayaa ahayd sidii ay ugu kuur gali lahaayeen xaalada...