Dhismaha Golaha Deegaanka Degmada Diinsoor ayaa gaba gabo marayo

108

Degmada Diinsoor waxey ka mid tahay Degmooyinkii ilaa 2015 ka faa’iideysanayay Mashruuca Taageeradda Xasilinta (S2S) oo ay maamusho Wasaaradda Arrimaha Gudaha JFS.
Wasaaradda Arrimaha Gudaha JFS & Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowlad-gobolleedka Koonfur-galbeed Soomaaliya oo iska kaashanaayo Dhismaha Golaha Deegaanka ee Degmada Diinsoor ayaa heer gabogobo marayo shirweynaha Ergooyinka ee Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay, Koonfurgalbeed Soomaaliya, kuwaasi oo maalmaha soo socda soo dooran doona Xubnaha Golaha Deegaanka Degmada.
Golaha Deegaanku wuxuu muhiim u yahay Bulshada si ay u helaan adeegyada Aasaasiga oo ay u baahanyihiin.
#HORUMARINTA DANTA GUUD WAA HORUMARINTA DANTAADA#