Xogta Wasaaradda
“Daadajinta Maaliyada” Kulan howleedka daadajinta Maaliyada ee dowladaha hoose
Agaasimaha Guud ee
Wassaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ayaa soo xuray
kulanka howleedka daadajinta maaliyadda ee dowladaha hoose.